Get Adobe Flash player

Who's Online

We have 3 guests online

Ogaysiis

  • -Fadalan wakhtiga qur’aan dhgaysiga hala ilaaliyo
  • -Waalidiinta waa inay soo xaadiraan wakhtiga cashar dhagaysiga ardayga
  • -Waa in ardaygu soo xafido casharka qur,aanka si tajwiid  ahna usoo diyaariyo
  • -Hadii ardaygu  xanuunsanyahay waa in waalidku lasoo socodsiiyo macalinka
  • -Inta macalinku casharka ku jiro waa in  aanu jirin hadal. qur,aan akhris mooyee

 

Halkag Quraaka ka Dhageyso

 

Booqashada Boga

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterMaanta33
mod_vvisit_counterShaley88
mod_vvisit_counterUsbuucan33
mod_vvisit_counterUs. hore308
mod_vvisit_counterBishan1318
mod_vvisit_counterBishii hore4035
mod_vvisit_counterDhamaan12901
khantry design

Duruusta

Machadka alistiqaama wuxuu ugu baaqayaa ,dhamaan dad-waynaha soomaliyeed ee kunool qurbaha ,barashada diinta islaamka iyo luuqada  carabiga ,waxaanu machadku kuugu busharaynayaa aqoon tayadeedu aad u sarayso oo ay hagayaan maclimiin isku darsatay dadaal iyo daacadnimo , Machaddkan Al-Istiqaama  oo furnaa mudoo kooban ayaa hadana waxa si dhakhso ah ugu gaadhay dunida dacaladeeda oo dhan  laga soo biloobo , America, , iyo  wadamada yurub Haddaba waxaad Qur'aanka iyo duruusta Diinta Islaamkaba  baran kartaa adiga oo ku sugan  gurigaaga saacad kasta  aad rabtana waxa  heegan ku ah macalin u carbisan gudbinta aqoonta ay xanbaarsanyihiin .


Read more...

 

Waxaa la ogaysiinayaa ummada soomaaliyeed meelkasta oo ay caalamka ka joogaan in machadka al-istiqaama kuu diyaariyay koorosooyin aad u muhiima kaas oo ay ugu horeyso barashada higaada carabiga kaas oo machadku u diyaariyay ardayga.

Haddaba waalidka waxaan ugu bushaaraynaynaa in macahadku uu ardayda yar yar ee da,doodu ka wayntahay shan jirka ay ku baranayaan higaada insha allaah mudo kayar sadex bilood ugu badnaan waayo machadka Al-istiqaama wuxuu caan ku yahay xifdiga quraanka kariimka ah iyo barida higaada carabiga taas oo ardayga aan waxba akhriyayni ka faaidaysan doono insha allaah  qaabka ardayga higaada loogu gudbinayaa waa sahlanyahay , ardayda higaada wax uga baxsanyihiin  mudada ay higaada,ku baranayaan kama badnaanayso hal bill,oo kaliaya ama 25 cisho insha allaah waayo  qaabka wax loo gudbinayo ayaa aad u sahlan.

Read more...

 

Teaching & Learning

-Ka qayb qaado tartanka barashada qur,aanka kariimka ee ka dhaxeeya ardayda kunool dunida dacaladeeda
-Maalin kasta ogoow waxa caruurtaada loo dhigayo iyo heerka barashadiisa
-Ku dhex baro quraanka kariimka ah iyo culuumtiisa gurigaaga dhexdiisa
-Ardaygu haku xidhnaado hana dhagaysto culumada quraanka akhrida
-Kuwaas oo ay kamid yihiin maxamuud khaliil iyo cabdirashiid ali suufi iyo kuwo kale oo badan insha alaah laqabsi ayaad samayn markaa kadib

call Us

United-NationsWorld Wide          
Call Us
(+141-55207833  )

( +162-66-090912 )

 

 

 

Login Form



Ra'yigaaga ka dhiibo

Sidee baad u aragtaa tayada waxbarasho ee machadka macalim Online
 

download gareyso SKYPE

Contact us

Insha-ALLAH waad u baahan tahay barashada qur'aanka  kariima ah ee nagala soo xidhiidh

Administrator

Tel: +14155207833

Tel: +16266090912 

admin@macalimonline.com

 

number:

call  me   0025224177746
khantry design
khantry design
khantry design
powered by Makkah Tech